Intabadan ardayda waxa ku adkaata markii ay dhameeyaan waxbarashada heer ka sare maadada ay baranlahayeen heerka xiga ee waxbarshada khaasatan ardayda aan lahayn junior college inta aan aqoon junior college waxa weyaan ardayga markuu dhameeyo high schoolka(ilaa classka 10aad) jaamacad horey kagalimayo ee waxa uu bilaabayo junior college oo udiyaarinaya maadada uu baran lahaa jaamacada qaybta ay tahay
Ardayda aan soomarin junior college waxa ay dhib kutahay in ay doortaan maadada ay kufiicanyihiin sababta oo ah waxay ahaayen arday maadoyinka oo dhan isku qaata
ardayda guud ahaan waxaa lookalasaara Science stream iyo Arts{somalia} dalalka qaarna sedex bay kadhigaan oo ah science commerce iyo humanities/arts{sida india}
sedexdaa hadaan mid mid ukalaqaadno iyo waxyaabha la isaga baahnyahy waa sidatan
sedexdaa hadaan mid mid ukalaqaadno iyo waxyaabha la isaga baahnyahy waa sidatan
1.SCIENCE..science marka lagahdlaya waxaa soo dhexgalaya uguna caansan engineering iyo medicine.waxaa kaloo jira oo aan loo badnayn scientist {somalia markii lajoogo}
medicine baa siikalabaxaysa oo maadooyin aad dalkii loogu baahanyahy kujiraan saas oo ay tahy ay yartahay cida barata waxaa kamida Radiography{oo ah technecian saara buukaanka qalabka sawiraha ama MRI,CT SCAN, IWM}
hadaanu unimaano waxyaabaha guud ee la isaga baahnyahy ardaygu markuu science stream rabo in uu aada waxaa kow ka ah xisaab, xisaab la aanteed kuusorta galimayso science, kaliya waxaad awood u yalaneysa dhanka medicine in aad tagto. labo waxaa ah biology iyo chemistry iyo physics
qofku markuu inta sifacan ugaranayo ayaa ladhihikaraa wuu kabixi science. iyaga baa hadhowti kalahayray iyada oo ay kuxirantahy science qaybtee kasiii aadaysaa
Kasoqaad waxaarabta in aad barato medicine, waxaa khasab kugunoqonaya in aad taqaano ama kuficantahy sedex maado guud aah oo ah, Biology Physics Chemistry. sedexdaa qofku markuu kasoobixikaro ayaa ladhihikara wuxuu kabixikara medicine, waxaa siidheer in aad kuficantahy wax xifdiska sababta oo ah waxaa la isga baahanyahy xifdis aad ubadan iyo data aad ubadan in aad xasuusan kartid
Qaybkale oo aad muhiima oo scienka soo raacda baa jirta oo aanan ahyn engineering, cafimaadna ahyn waa qaybta cusub ee aduunka kusookorotay hada waa "information technology" waxaa hoos imaanay wixii kumbuyutarad laxiriira haday tahy information tecnlogy haday network and security, waana qayb uu dalkii aad ugudanbeeyo loonabahnyahy in wax lagaqabto sababta oo ah ilaahda data base wax ladhaho dalkeeno maleh oo data dadka dhaladka kujiraan.
2.COMMERCE..commerce waa qayb aad u muhiima oo qaybteda kaciyrta bulshada waxa ay awooda saarta lacagha{Transections} iyo maaamulkeeda
qaybtaan waxa ardayga loogabahanyahy in uu aad ugu fcnyahy xisaab iyo business
waana qayb aaanu aad ugubadanahy (hadaanu nahay somali)
😄
3.Humanities/Arts..waa qayb kusaleesan afkaar,qaybtan iyo tiihoraba waxay wadaagan wax pratical ah maleh sidaad darteed somalia waxaa la iskudhaha kuli Arts lkn waxyaaba badan bay kukala duwanyihiin sida xisaab halkaan loogama baahna halka commerce loogabahnyahy xisaab
War iyo Guntii hadaad tahy arday xifdiska kufiican oo maadyinka biology iyo chemistry kufican iyagana. waxaa kugu haboon Medicine iyo waxii la halmaala {waxaa muhiim ah halkaan xusuustaada in ay aad u fcntahy sabta oo ah 10 sano kahor cudur ama cashar laguudhigay baa larba in aad kuxasuusatid inta uu bukanuhu kulafadhiyo}
waxa kuxiga commerce hadaad tahy arday kufcn transections lacagaha iyo faa'idoyinkoda iyo khasaarahoda{profit and losse} waa stream aad kugu haboon
ugu danbeen haad tahy nin wax akhris jecel,buugaag badan akhrinkara islamrkaan ay xiisa galiso aaraada dadka kale waxaad aad kuugu haboon Humanities/Arts
qaybtaan xifdiska waa kuyaryhy fahan iyo kudhaqan baa asaas u ah
waxaas oodhan waxaa aabe u ah in aad markahore niyad iyo abiteed aad u haysid maada aad baranaysid ,waxaas oodhan waa kahor imaankarta hadaad mar go'aan aad ledahay ayna ka g'antahy waanbraya waxaan waxwalbaba ha iguqaadate
wasalaamu calykum
W/Q ABDIRAHMAN MOHAMED(HAASHI)
W/Q ABDIRAHMAN MOHAMED(HAASHI)
hi abdirahman
ReplyDelete